doorashada way dhamaatay waxay u muuqataa in G" />

GPBUSD SELL

2019-12-13 19:38:41

"Ma ahan Talo Ganacsi"
doorashada way dhamaatay waxay u muuqataa in GBP tabarta ka dhamaatay wax badan kor sii aadi karin, waxay u muuqtaa in ay dhamaatay wave 5 waxii hadda ka danbeeyo bilaabmayo hoos u dhac, dhinac kale haddi aad eegtid RSI waxaa muuqto in 85 ku dhawyahay oo macnaheed yahay overbought ama qiimahiisa wax ka badan in la gaarsiiyay. Haddi GBPUSD oo ka hoos maro 1.336 waxay u badan tahay in si xoog hoos u dhacayo.
wali waxaa lagu jiraa jawi doorasho wax walbe way is badali karaan.... TAXADAR
fadlan group keena Telegram ku soo biir: https://t.me/Somalitraderz