GBPUSD BUY Doorashada ka faaidayso

2019-12-12 09:03:51

Saadaasha waxay tahay in doorashada ay ku guulaysan doonaan muxaafidiinta oo hugaamiyo Boriss, sidaas darteeda waxaa la saadaalinaa in Pound ka oo cirka galo oo gaaro heerarkii ka horeeyay aftidii Euro zone looga baxay 2017 kii.
tani ma ahan talo ganacsi lkin waa cashar wax laga baranaayo
Haddi muxaafidka doorashada ku guuleystaan wali si aqlabiyad leh waxay u badantahay in Pound ka oo gaarayo $1.5, haddi aad trade gashid fadlan la soco natiijada doorashada haddi ay aqlabiyad badan heli waayaan muxaafidka ama laga guuleysto pound ka wuu soo dhici wuxuuna imaani 1.27 ama wax ka hooseeyo.
fadlan group keena Telegram ku soo biir: https://t.me/Somalitraderz