EURUSD Sell short time

2019-12-12 08:39:09

Should Place TIght SL
Dhaqdhaqaaqa Dollar suuqa qalqal ayuu ku abuuray, EURUSD heerka ogu sareeyo ayuu gaaray maantay, wuu soo yara dhici maadama ayuu taabtay resistance line, lama hubo halka oo gaari karo lkin ilaa 15 december oo ah xiliga wada hadalka china iyo USA waxay u badantahay in oo kor u sii kaco ilaa intii ay meesha ka baxayso cabsida dagaalka ganacsiga iyo tariff ka la is waydaarsan rabo. hadda short sell waaye with tight SL, watch out for Price actions iyo go'aamada ka soo baxo wada hadalka China iyo USA