USDJPY short Term BUY

2019-12-12 08:20:22

Yen ka baryahaan qiimo badan ayuu yeeshay qalalaaso dollar ka jiro iyo cabsi lga qabo dagaalka ganacsi u dhaxeeyo china iyo america, Sawirka guud ee yenka waa Sell lkin jaanis yo yar yar oo buy ayaa jiraan siiba markii oo ka soo laabto Resistance lines. Mar labaad chance kaan waa short term.